Midnimo Tech
Midnimo Tech
  • Видео 405
  • Просмотров 666 773
5 Ways to Make Your Google Docs Sizzle
Google Docs waxaa loo isticmaalaa markaad rabto in aad sameyso waxaana leh google waana lacag la'aan ee ka faaideyso
Barnaamijkii hore oo ku saabsanaa qaabkii aad u sameysan laheyed gmail
ruclips.net/video/rTS1R9iB2NM/видео.html
Timestamps:
0:00 : Horudhac
0:18 Qaabkee loo isticmaalaa Google Docs
0:57 Afar talo sidaad u qurxin laheyd Qoraalkaada
1:00 Qaabka aad u furan laheyd google docs
1:23 Talada Koowaad Qaabka aad u qurxin laheyd qoraalkaada
2:06 Taladda Labaad sidee sawir u dhexgelinkartaa qoraalkaada
4:11 Iskaashi Dhamaan google Application wey isla wada shaqeeyaan
4:30 Google Class Room oo waxbarsho loogu talagalay
5:48 Page Setting qaabka aad cabirka boga u sameyn laheyd
Barnaamijkii hore o...
Просмотров: 417

Видео

Sidee iPhone 5S iPhone6 iyo iPhon nada kale Dhaqsi Kuugu Shaqeyn Karaan
Просмотров 3994 года назад
Taleefonada Marka Ay Cusub Yihiin Si Dhaqo Ah Ayay U shaqeeyaa Laakin Muddo Ka Dib Waa Gaabiyaa Ka Faaideyso Sidii Uu Taleefoonkaada Dhaqsi Kuguu Shaqeyn Lahaa Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow F...
Waa Maxay Google Doc | Sidee U Baran Kartaa Google Doc
Просмотров 7274 года назад
Waa Maxay Google Doc | Sidee U Baran Kartaa Google Doc Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Tech Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo #GoogleDocs #YuotubeTutorial #MidnimoTech #
Sidee Gmail Uga Sameysan Kartaa Mobile Phone | How To Create Gmail Account Mobile Phone
Просмотров 2364 года назад
Sidee Gmail Uga Sameysan Kartaa Mobile Phone Gmailka Waa emailka ugu muhiim san Caalam Waxaana U Isticmaali Kartaa Warbarshada Ganacsiga iyo Shaqsi Ahaantaada Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo G Suite Ku Baro Af Soomali | Iyo Google Apps ruclips.net/video/TaZIm_jQSEQ/видео.html Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q 👍...
Shanta Wax Ee Ku Qarsoon Gmailka | Create Gmail Account | Qaabka Loo Sameeyo Gmail Acount
Просмотров 1,5 тыс.4 года назад
K Faaideyso Sida Loo sameeyo Gmail Account Ma Ogtahya In Barnaamijyo Muhuum Aad Ka Dhex Heli kartid Gmailka Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Tech Share | Like | Comment | Thanks | Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo #GmailAccount #Midnim...
G Suite Ku Baro Af Soomali | Iyo Google Apps
Просмотров 7534 года назад
G Suite Waa barnaamijyo aqoontaada kordhinaayo oo aad u isticmaali karto waana Free google apps lacag la'aan Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Sidee Gmail Uga Sameysan Kartaa Mobile Phone - ruclips.net/video/rTS1R9iB2NM/видео.html Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q 👍👍 For more News visit www.midnimo.com Follow us ...
Waxbadan Ka Ogaaw Taariikhda AUN R/wasaarihii Hore (Nuur Cadde)
Просмотров 1254 года назад
Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo #NuurCade #RaisulWasaarihiiHore #Soomalia #Midnimo
Shacabka Garowe oo Shiikh Shariif kusoo dhaweeyay Hadalo Farmaajo ka xanaajiyay
Просмотров 6505 лет назад
Shiikh Shariif#Garowe
Kheyre oo si adag ula hadlay shaqaalaha Xafiiskiisa
Просмотров 2305 лет назад
R/wasaare Kheyre#Muqdisho#Somalia
Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Garowe?
Просмотров 6265 лет назад
Farmaajo#Garowe
Wasiirada Soomaaliya oo ka shiray burburinta ciidamada Kenya ku haayaan Ateenooyinka Hormuud
Просмотров 885 лет назад
Kenya#Soomaaliya#Hormuud
Midnimo | Miisaaniyadda Soomaaliya 2018 | Qaabka Hayadaha U Qeebsadaan Dhaqaalaha
Просмотров 3215 лет назад
Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo #Midnimo #HoygaSugaanta #Somalia
WARBIXIN : Maxaa Kusoo Kordhay Dilkii Wariye Jamaal Kashoqji
Просмотров 745 лет назад
#Midnimo Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo
WARBIXIN: Maxay Waxbarashada SINGAPORE kaga Wanaagsan tahay Tan Soomaaliya ?
Просмотров 1045 лет назад
Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo
Tobanka JAAMACADOOD ee ugu tayada Wanaagsan Africa "Somalia Kaalintee ayay ku jirtaa?"
Просмотров 1835 лет назад
Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo Share | Like | Comment | Thanks | Midnimo Subscribe for more RUclips Video www.goo.gl/iZ5X2Q For more News visit www.midnimo.com Follow us on Twitter midnimo1 Follow Facebook Page midnimo
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE ARIMAHA SOOMAALIYA
Просмотров 595 лет назад
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE ARIMAHA SOOMAALIYA
Aqalka Sare oo sheegay in la xaliyay Khilaafkii Dowladda iyo Maamul goboleedyada
Просмотров 515 лет назад
Aqalka Sare oo sheegay in la xaliyay Khilaafkii Dowladda iyo Maamul goboleedyada
WARBIXIN Ka hadlaysa Isbadalka Ganacsi ee degada Yaaqshiid ee G/Banaadir (MIDNIMO PRODUCTION)
Просмотров 2205 лет назад
WARBIXIN Ka hadlaysa Isbadalka Ganacsi ee degada Yaaqshiid ee G/Banaadir (MIDNIMO PRODUCTION)
MAALINTII IMMISA JEER AYAAD KALLUUN CUNTAA (DAAWO WARBIXINTAN)
Просмотров 2705 лет назад
MAALINTII IMMISA JEER AYAAD KALLUUN CUNTAA (DAAWO WARBIXINTAN)
MA DOONEYSA Quruxda Wajigaa Muddo Bil ah Fadlan Raac Tilmaamahaan FUDUD
Просмотров 1325 лет назад
MA DOONEYSA Quruxda Wajigaa Muddo Bil ah Fadlan Raac Tilmaamahaan FUDUD
10 Qodob oo Halis ku ah Caafimaadka Killidaada (DAAWO) La wadaag asxaabtaada
Просмотров 1445 лет назад
10 Qodob oo Halis ku ah Caafimaadka Killidaada (DAAWO) La wadaag asxaabtaada
MIDNIMO: 13 Cudur oo aad ka qaadi Kartin Taleefankaada Gacanta Smart Phone (DAAWO) Share
Просмотров 2575 лет назад
MIDNIMO: 13 Cudur oo aad ka qaadi Kartin Taleefankaada Gacanta Smart Phone (DAAWO) Share
MIDNIMO: Maxaad kala socotaa Musiibada xalka la mooday ee Soomaaliya heysata?
Просмотров 1685 лет назад
MIDNIMO: Maxaad kala socotaa Musiibada xalka la mooday ee Soomaaliya heysata?
Maxaa Sabab u ah in Farmaajo uu Waayo Kalsoonida Shacabka ? (DAAWO XAQIIQADA)
Просмотров 1325 лет назад
Maxaa Sabab u ah in Farmaajo uu Waayo Kalsoonida Shacabka ? (DAAWO XAQIIQADA)
Farmaajo & Kheyre oo Lumiyay Kalsoonidii lagu Qabay & Gaas oo 31% lagu kalsoon yahay (DAAWO)
Просмотров 515 лет назад
Farmaajo & Kheyre oo Lumiyay Kalsoonidii lagu Qabay & Gaas oo 31% lagu kalsoon yahay (DAAWO)
Mashruuca Tareenka Dheereeya ee Sacuudiga Meeqa Ayaa Ku Baxday
Просмотров 1115 лет назад
Mashruuca Tareenka Dheereeya ee Sacuudiga Meeqa Ayaa Ku Baxday
DEG DEG: Ciidamo Talyaani ah oo lagu Qarxiyay Muqdisho , Afuubka & Dilalka oo kordhay iyo Warar kale
Просмотров 1345 лет назад
DEG DEG: Ciidamo Talyaani ah oo lagu Qarxiyay Muqdisho , Afuubka & Dilalka oo kordhay iyo Warar kale
DAAWO: Gurashada Macdanta Somalia ee USA, Qalbi dhagax oo aan tageyn Muqdisho & Wararkii u dambeeyay
Просмотров 795 лет назад
DAAWO: Gurashada Macdanta Somalia ee USA, Qalbi dhagax oo aan tageyn Muqdisho & Wararkii u dambeeyay
Duqeyn Dhacday, Cabdi M.Cumar oo Cafis dalbaday, Aabaha Dhalay Ruqiya oo hadlay & Warar kale (DAAWO)
Просмотров 1235 лет назад
Duqeyn Dhacday, Cabdi M.Cumar oo Cafis dalbaday, Aabaha Dhalay Ruqiya oo hadlay & Warar kale (DAAWO)
Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Amuurta Muddulood Aloow Ku'aadi | Gabay
Просмотров 13 тыс.5 лет назад
Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Amuurta Muddulood Aloow Ku'aadi | Gabay

Комментарии

  • @MohamedDontworry-my7eu
    @MohamedDontworry-my7eu 4 дня назад

    been badanaa waaba been cad 😂😂😂😂

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 22 дня назад

    Waa la deganaa jowhar ka hor imaatinkii talyaaniga, wuxuu sameeyey waxoogaa ganacsi yar yar.

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Месяц назад

    Taariikhda beenta ka daa aakhiro waa lagu weydiin dhulkaas waa dhul jareer weyne

  • @waliidnuur5585
    @waliidnuur5585 3 месяца назад

    Who the it see can couse headache

  • @user-pg5es3xj3x
    @user-pg5es3xj3x 6 месяцев назад

    M.a dalkyga team caloofi

  • @user-uv9zv2iy5z
    @user-uv9zv2iy5z 8 месяцев назад

    Alha unaxariisto

  • @user-uv9zv2iy5z
    @user-uv9zv2iy5z 8 месяцев назад

    Alha unaxariisto

  • @user-wz4vr1mj6u
    @user-wz4vr1mj6u 8 месяцев назад

    Mhdsnd wll qli ani midh maxasuusanayo waxan isku borigaramiyay xirfad inan barto hurdana ma seexdo fakarkayga iyo xasuus la.antaydu waa tuu maaj🥹

  • @AminaMohamed-ke4sk
    @AminaMohamed-ke4sk 8 месяцев назад

    Allahumma amiin

  • @xuriyoxasan1623
    @xuriyoxasan1623 10 месяцев назад

    Alle hakuu naxariisto adeer magac iyo mamus ayaa katagtay

  • @abdifitaaxadan374
    @abdifitaaxadan374 11 месяцев назад

    ❤❤❤😊

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 11 месяцев назад

    Allow ku naxariiso awowahey maxamed gacal xaayow❤❤

  • @cilmiawlibaax2793
    @cilmiawlibaax2793 Год назад

    Alaha ku naxaristo adeer mcn🤲

  • @HassanMohamed-kn4tz
    @HassanMohamed-kn4tz Год назад

    Wali ma arkin abwaan lamid ah alaha u naxriisto

  • @captanbee9377
    @captanbee9377 Год назад

    Adeerkey Allaha ku naxaristo

  • @QamarAxmed-nj1wp
    @QamarAxmed-nj1wp Год назад

    Abwan xaayow Allah u naxariisto

  • @YouTubeHalane
    @YouTubeHalane Год назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 Год назад

    Murtad roboow

  • @alishafti5977
    @alishafti5977 Год назад

    Pure talent, oratorical, and grandiloquent performance of Guurow by Laashin Maxamed Gacal Xaayow. Cashiirada Tolweynaha Ciyoow War Iga Gaarsii.

    • @AsadAf-rs1mm
      @AsadAf-rs1mm 11 месяцев назад

      he is a class "A" like sayid maxamed cabdile xasan.

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Год назад

    Waa Taarikh iga qarsooneyd Waa Magaalo Taarikhi ah Inshallh waxaan rajeynaa In Warshada Sonkorta isnay Dib loo howl galiyo Si dhalin yaro badan Ay ugu shaqeystaan Jowhar Allha Nabad yeelo 🤲❤️

  • @said-qu2gw
    @said-qu2gw Год назад

    ilaahey ha unaxariisto

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 года назад

    Excellence maba ka daalo dhegeysiga halyeyga beelweynta galmaax yoonis 👌❤️ ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u iftiimiyo qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco 🙏 🙏 🙏

  • @abdiyarebashiir9683
    @abdiyarebashiir9683 2 года назад

    It's great to Hear To open Ur speech in the Name of Almighty ALLAH SWT

  • @maxameddeeq3504
    @maxameddeeq3504 2 года назад

    Allaha unAzariiato a wararka weyn

  • @maxameddeeq3504
    @maxameddeeq3504 2 года назад

    Alle unaxa riisto

  • @lulomar7773
    @lulomar7773 2 года назад

    Masha Allah walalkay Allah ku naxariisto jana fardoso aclaa Allah ku geeyo amiin

  • @abdullahiissack816
    @abdullahiissack816 2 года назад

    M.a khyer

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 года назад

    Alow kuu naxariso

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 года назад

    Hhhhh

  • @foox4080
    @foox4080 2 года назад

    Muqdisho waanu dhisaynaa.

  • @tobiaswinter4460
    @tobiaswinter4460 2 года назад

    Has this Hotel an e-mail adress?

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 года назад

    Allow kuu naxariso abwaan cabdulle raage tarawil.

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 3 года назад

    MashaAllah ❤ Quran would be appropriate. Ilaahey sharta haka xijaabo

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 года назад

    Allow Abe heyow ku naxaristo Canjal ayaa gurigena yaale Abo dhageysan jiry

  • @bashiircabdile1481
    @bashiircabdile1481 3 года назад

    Illaahow kunaxariiso

  • @maandeeqmahad8484
    @maandeeqmahad8484 3 года назад

    Jowhar waaku dhasty lkn muqdisha ku barbarey

  • @halimaali431
    @halimaali431 3 года назад

    Asc Alle ha u naxarista Abtigey janadi fardowsa ha geyo kitabkisana midigta ha ka siiyo raabi amiin yaarabi 🤲

  • @al-xaajixaam9804
    @al-xaajixaam9804 3 года назад

    beenta ka xishoo ee taariikhda jawhar ee asal so sheeg hadii kale ka gaabso

  • @mustafmaxamuudshamuuq7672
    @mustafmaxamuudshamuuq7672 3 года назад

    Aad iyo aad

  • @aishasankai3918
    @aishasankai3918 3 года назад

    Dooroonihii xasan geedi iyo abuulan ciise dushiisa nin ku daaqay ma liitoo dabeecadeyda la heshiisay❤💯

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 года назад

    Shiikh muxamad macalin xasan allaha unaxariisto aamiin aamin aamiin ilaahaw rabiyaw raxmanaw nahanuuni diintaada

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 года назад

    Shiikh muxamad macalin xasan allaha unaxariisto aamiin aamin aamiin

  • @cccccc6668
    @cccccc6668 3 года назад

    Allow ku naxariso

  • @cccccc6668
    @cccccc6668 3 года назад

    Allow ku naxariso

  • @mahidabdull2571
    @mahidabdull2571 3 года назад

    Allaw barake dhulki abgaal isman

  • @farhiaqajo9482
    @farhiaqajo9482 3 года назад

    A.C. Maanshaa allah , Ciyaal Xamar Suugaan yahan ,Macnaha Nin Xamar ku dhashey oo soo koobaya shid iyo qif, dhaqanka guud ee Somalga Raacatada ah Qotada iyo magaal jooga Aduunka oo dhan marka aad dhadheeysato ood dhuuxdo dhamaan murrtida. iguuroowga, shiribka iyo heesaha wadaniga iyo midkan Latacarifuu ah ee Abwaan Maxamed Gacal Xaajoow oo cimrigiisa qayb ka mid ah aan idhalahayn , waxaa uu ahaa Ciyaal xamar aan asagoon soo qoran kor ka shubi jiray ama u taban jiray isagoon war qad ku qoran, waloow indho la aan ka hor uu ahaa Skoley Ciyaal Xamar aan xoolo raac iyo beeraley qoto ayan ahayn hooyadiis iyo aabahiis,, heredhitaga hal abuurka suugaan tiisa waa dheredhiti Maxamed Gacal Xaayoow Xasan’ ilaahoow janana tul fardoowso ku waari dhamaan aqrabadiisa. Qajo1.???. Rinkeby

  • @dalmarmuxudiin6588
    @dalmarmuxudiin6588 3 года назад

    Hplyo

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 3 года назад

    Jowhar waan jeclahay ee illahey ha igu simo

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 3 года назад

    Masha allah Lakiin xayeesiinta maad kudartid Qiimaha lagu seexdo 1.2.3.4.qol